Miino la sheegay in lagu aasi rabay Magaalada Boosaaso oo la fashiliyey (Sawirro)

Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ayaa fashiliyey xalay miino la doonayey in lagu aaso qeybo ka mid ah magaaladaas. Raggii qaraxa watay ayaa baxsaday ka dib israsaaseyn dhexmartay iyaga iyo ciidamada amaanka, waxayna goobta uga tageen qaraxii ay aasayeen oo si amaanka ah goobta looga qaaday. Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska ee Gobalka Bari iyo Taliyaha … Continue reading Miino la sheegay in lagu aasi rabay Magaalada Boosaaso oo la fashiliyey (Sawirro)